Madaxweyne Biixi oo qaabilay wafdi ay horkacayso Mss. Chaltu Sani Ibrahim (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa kulan salaan ah la qaatay wefdigii ka socday maamullada Soomaalida iyo Oromada ee dawladda Federaalka Itoobiya ee booqashada shaqo ku joogay Somaliland. Wefdiga ka socda Maamullada Soomaalida iyo Oromada oo ay hoggaaminayo madaxweyne-ku-xigeenka is-maamulka Oromada Mrs Chaltu Sani Ibraahim, ayaa kulankooda salaanta ah madaxweynaha kula qaatay xarunta qasriga … Continue reading Madaxweyne Biixi oo qaabilay wafdi ay horkacayso Mss. Chaltu Sani Ibrahim (Sawirro)